Wararka Maanta
Video+sawiro:Roobkii guga oo Ka da’ay Gobolka Gedo
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Roob fiican uu ka da’ay Degmada Garbaahreey iyo deeegaanada ku dhow roob kaan ayaa bulshada baahi wayn […]
Deeq ka timid Ganacsatada iyo Culimada Nairobi oo Raashin loogu Qeybiyey Dadka ku soo Barakacay Baardheere(Sawwiro)
Deeq lacageed oo ay iska soo uruuruiyeen Culimada iyo Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Nairobi ee Dalkla Kenya ayaa maanta waxaa raashin loogu qeybiyey Boqolaal qoys […]
Dhageyso:Xildhibanada Kasoo horjeeda Wasiirada Cusub oo ka qayliyey BananBax kadhacaya Muqdisho oo looga horjeedo Kooxda Jawaari
Xubanaha baarlamaanka ee wada moshinka ka dhanka ah xukumada cusub oo uu dhawaan ku dhawaaqay ra’isul wasaare Xassan Cali Kaheyre ayaa sheegay in la abaabulayo […]
Jawaari oo lagu eedeeyay in uu wado Abaabul ka dhan ah wasiirada Hawiye
Qaar kamida Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shegay in Abaabulka ka dhanka ah Golaha Wasiirada Cusub ee uu soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo uu […]
Dhageyso+Sawiro:Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Caabudwaaq oo lacag gaarsiiyey Bukaanada
Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Caabudwaaq ayaa kaalmo lacag ah oo dhan (Shan boqol) $500 oo doolar ugu deeqay 47 Ruux oo uu soo ritay […]
Culimada Soomaaliyeed Oo Baarlamanka ka Codsaday Meel Marinta Golaha wasiirada Cusub
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Keyre ayaa dhawaan magacaabay Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya waxaana soo badanayeey codsiga ka imaanaya bulshada Soomaliyeed ee kala duwan kii ugu […]
Damaca Xildhibaanada Dan gaara mise dan qaran? W/Q Jimcaale
Waxaa hubaal ah in aan soo marnay afar sano oo dib u dhac iyo Qatar soo wajahday qarannimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya ,waxaa dayacmay xuquuqda shaqsiga […]
Muuqaal:Madaxweynaha Puntland oo Daah-furay Nidaamka Xisbiyada Badan ee Puntland
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 March 2017 si ramsi ah u daahfuray furashada Ururrada siyaasada nidaamka xisbiyada badan ee Puntland. […]