Madaxweynaha Soomaliya oo ka qayb galaya Shirka Jamacada Carbata dalka Urdun
Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goordhaweyd ka amba-baxay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaliya iyo Wafdigiisa ayaa ku […]