Daawo:Kismaayo Qaabkii loo soo dhaweeyey Madaxwaynaha Soomaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Talaado ah Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed […]