Wararka Maanta
Daawo:Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray degaano gobalka mudug katirsan
Madaxwayne ku xigeenka dawlada Puntland Mudane C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camay ayaa saaka booqday deegaanka Gosol ee gobolka Mudug kormeer ku maray Biyo fadhiyey deegaankaasi […]
Madaxwayne Gaas oo lagu hor dhariyey Qaar ka mid Wasiiraddii Cusbaa
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo goobjoog ka haa munaasimad lagu dhaarinayey qaar kamida Wasiiradda cusub ee uu dhowaan magcaabay, munaasimada dhaarinta ayaa […]
Daawo:Madaxweynaha Somaliya oo lacweeyey Bulshada Kismaayo
Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose waxa uu kulan kula qaatay bulsahda qeybaheeda kala duwan […]
Daawo:Hargaysa Hooyo wiilkeedii Magafe haysto oo Dalbatay in lacaawiyo
Waxaa baryahaan baraha bulshada lagu arkaayey dhalinyaro Soomaliyeed oo magafe ay jirdil ugeesanayaan si ay lacag dag daga uga helaan walidiintooda, Nimco Cabdulaahi aya waxay […]
Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somaaliya Oo Ka Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Siyaasada Dhalinyarada
Shirweynahan ansixinta siyaasadda Qaran ee Dhallinyarada ayaa waxaa ka soo qayb galay Ra’iisul wasaare ku Xigeenka xukuumadda Soomaaliya , wasiirka Wasaarada Dhallinyarada, Wasiir ku xigeenka […]
Dowlada Soomaliya oo cadeeysey Moqifkeeda ku aadan muranka kadhaxeeya Sacuudiaga iyo Qatar
Dowladda Federaalka Soomaaliya aya markii ugu horeesay ka hadashay xiisada ka dhax aloolsan wadamada gacanka carbeed kadib markii wadamo badan oo carab ah ay xiriirka […]
Daawo:Ciidamada Xooga Dalka qaybta Gobolka Gedo ayaa kasaaray AL-shabab
Ciidamada Xooga Dalka qaybta Gobolka Gedo ayaa kasaaray AL-shabab deeagaano cusub oo ay kamid yihiin deeganada udhaxeeyo Garbahaarey iyo buurdhoobo, kooxihii halkaas ku sugnaa ee […]
Muuqaal:Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka oo kormeeray xafiisyada wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta
Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kormeeray xafiisyada wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliin, waxaana kusoo dhaweeyey Wasiirka waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee […]
Muuqaal:Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya oo Markii 5aad Booqday Dekedda Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Dekedda Muqdisho, waxaana ku soo dhaweeyey Wasiirka Dekadaha […]
Madaxwaynaha Puntland oo xariga ka jaray wasaarada xanaada xoolaha Puntland
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland, kaas oo laga hirgeliyey dhismaheeda Caasimada […]