Wararka Maanta
Go’aanno laga soo saaray jahawareerka lacagta Shillin Soomaaliga Boosaaso
Kulan ka dhacay Magaalada Boosaaso oo ay isugu yimaadeen Maamulka Gobalka Bari,kan Degmada Boosaaso ,wasaaradda maaliyadda ,Bankiga Dhexe ee Dawladda iyo Ganacsatada sariflayaasha ah ee […]
Meydadka Askarta Ciidamada Uganda oo La Keenay Kampala “Sawirro”
Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa waxaa timid diyaarad Siday Meydadka Ciidamo ka Tirsaan kuwa Uganda oo lagu dilay dagaal qorshaysan […]
Akhriso:Dowlada Soomaliya oo Xirirka Ujartay Shirkadaha Gaar loo leeyahay, Shaqadiina u Wareejisey Hay’adaha Dowlada
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gabi ahaanba ka baxday heshiisyadii ay kula jirtey dhamaan shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee bixiya adeegyada kala duwan ee […]
Culimada Somaliland Ayaa Bayaan Ka Soo Saaray Kaniisadda, waxayna kubaaqeen in si dag daga looxiro
Culimada awdiinta ugu waa wayn somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxay si cad uga soo horjeesteen Kaneesada Soomaliland laga furay, Culimada […]
Akhriso; Sharci yaqaan Cali Somali oo Taageeray Wasiirka Dastuurka, kana horyimid dalabka Baarlamaanka.
Barlaamaanka Iyo Maxkamada Sare. Diidida baarlamanka Go’aanka maxkamada sare ma aha arrin ku cusub caalamka, waxay ka dhacday dalalka sharciyada ugu horeeyo sida faransiiska, masar, […]
Daawo:Gudoomiye Kuxigeenka Barlaamanka Soomaliya oo Qiray in Barlamaankii Somaliya soo xaadiri waayey Xarunta Shacabka
kalfadhigii barlmaanka Soomaliya ayaa maanta baaqday, kadib markii ay soo xaadiri waayeen inta badan xubnaha baarlamaanka Soomaliya, waxaana loo sababaynayaa Maqnaashaha Baarlamanka inay tahay in […]
Kulanka baarlamaanka Soomaaliya oo baaqday kadib Markii xildhibanada Badankooda diideen inay Hortagaan Kooxda Yar oo Qasawadayaal ah
kalfadhigii barlmaanka Soomaliya ayaa maanta baaqday, kadib markii ay soo xaadiri waayeen inta badan xubnaha baarlamaanka Soomaliya, waxaana loo sababaynayaa Maqnaashaha Baarlamanka inay tahay in […]
Madaxwaynaha Soomaliya oo Tarsan umagacaabay Lataliyaha gaarka ah ee Xafiiska Madaxwaynaha
MadaxweynahaSoomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Baandir Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska Madaxweynaha […]
Garyaqaanka Guud ee DFS oo Ayiday Xukunkii Maxkamadda sare, Waxuna waba kama jiraan ku tilmaayey Go’aankii Baarlamanka Somaliya
Garyaqaanka Guud ee dowladda Somaliya Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa soo saaray qoraal uu ku ayiday xukunkii ay riday Maxkamadda sare ee dalka ee ahaa […]
Ikraan Cali Cabdi oo ku dhalatay Kaadi haysta oo banaanka taala ayaa ubaahan Caawimaad dag daga
Ikraan Cali Cabdi oo ku dhalatay Kaadi haysta oo banaanka taal Qoyskeeda waxaa ay ka soo barakaceen Abaarta waxaana hadda ay kunool yihiin Kaam ku […]