Wararka Maanta
Daawo: 4 Ruux OO Ku Dhintay Qarax Muqdisho Ka Dhacay
Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhintay in ka badan 5 kalane waa ay ku dhaawacmeen kadib Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha […]
Qarax gaari laga soo buuxshay oo goor dhaw ku Qarxay muqdisho.
Qarax xoogan ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaliya, Warar soo baxaya ayaa ku waramaya in gaari lagu soo xirey […]
Daawo:Duuliye Sarre Asli Xasan Cabaade oo Kismaayo Lagu soo dhaweeyey
Duuliye Sare Asli Xasan Cabaade Ahaydna Haweeneydii Ugu Horeysey Ee diyaarad Duuliso Dalalka Afrika Una Dhalatey Dalka Soomaaliya Ayaa Maantey Soo Gaarty Magaalada Kismaayo ee […]
Daawo:Mudaaharaad Gilgilay Magaalada Burco kuwaas oo kacabanaya
Magaalo Madaxda Gobolka Topgdheer eebUrco ayaa waxaa maanta kadhacay Mudahaarad balaraan kasoo gilgilay Magaalada Burco waxana kasoo qaybgalay Waxgaradka,dhalinyarada,Haweenka iyo qaybaha bulshada ee kale duwan […]
Daawo: Beesha Majeerteen ee Puntland oo shir ay ku yeesheen Garoowe wax ku sheegeen in Tumaali Majeerteen ahayn
Beesha Dhexe ee Puntland oo shir ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ayaa baaq kasoo saaray waxay ku sheegeen in bessha Tumaalaysan ahayn Majeerteen loona baahan […]
Daawo:Shirkii Golaha Wasiirada Soomaliya oo lagu magacaabay Hantidhowraha Qaranka Somaliya
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa arrimaha kulanka […]
Cali Khaliif:Xilkaqaadista laygu sameeyey Xamer iyo garoowe baa laga soo abaabulay
Madaxwaynihii hore ee Khaatumo Cali Khaliif Galayr ayaa waxuu sheegay dhibaatda iyo qalalasaha siyaasadeed ee khaatumo ka dhacay Waxaa laga soo abaabulay Xamer iyo Garoowe […]
Akhriso:Madaxwaynaha Soomaliya oo Magaacabay Lataliyaal Cusub iyo Gudiga taakulaynta Ciidamada
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada iyo Lataliye-yaasha Madaxwaynaha ee Arrimaha […]
Daawo:Xaflad sagootin ah oo loo qabtay ardaydii kaqalan jabisay iskuulka siiinay Ee Degmagada Luuq
Xaflad si heer sare u dhacdaya oo soo qaban qaabsheen Maamulka dugsiga hose dhexe ee siinaay ee degmada luuq ee Gobolka Gedo aXafladaan ayaa waxaa […]