Articles by admin
Dhageyso:Somaliland oo Jawabaatey Codsigii Cumalada Soomaliyeed ee ahaa In laga hortago ururka Asaadicuuna bil Xaq
Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee Caasimada Mamulka Somali-land ayaa ku waramaya in Ciidamada amaanka Maamulkas ay xabsiga dhigeen saddex ka mid ah xubnaha Magaalada […]
Askari AMISOM oo Gaari Jiirsiiyay Wiil Dhalinyaro ahaa oo Xabsi Loo Taxaabay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta Xabsiga dhigtay Askari ka tirsan Ciidamada AMISOM, Askarigaan ka tirsan Ciidamada Amisom ayaa 9-kii Bishaan waxaa uu […]
Dhagesyo:Culumada Soomaaliyeed oo ku baaqday in lays ka qabto Kooxda Saadicuun Bil-Xaq
Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magalada Muqdisho waxaana ay bayaan ka kooban 6 Qodob ka soo saareen Kooxda Al-Saaddicuun bil xaq la […]
Maqaal : Dowlada Curdanka Taagerideda Waa Shurud La’aan W/Q : Ibrahim Abdishakur Ali-Mire
Maqaal : Dowlada Curdanka Taagerideda Waa Shurud La’aan W/Q : Ibrahim Abdishakur Ali-Mire Goobaha baraha bulshada iyo warbaahinta eey ku kulman Soomalida aya isbucyadan […]
Madaxwaynaha Soomaaliya oo la kumay Dhaxalsugaha Abu-Dhabi+Sa
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi Caasimadda dalka Imaaraadka Carabta ee Midoobay, Dhaxalsugaha Abu Dhabi ahna Abaanduulaha ciidamada qalabka sida […]
Dareen la,aanta shacbiga iyo khatarta madaxweynayaasha gobolada. W/q Jimcaale
Waa arin u baahan in aan gadaal wax u fiirino,waa dhibaatooyinka faraha badan ee qabyaaladu dalkayaga Soomaaliya u geesatay mid ka mid ah,taas oo mar […]
horjoogayaal alshabab ah oo booliska soomaliyeed gacanta kudhigeen
Taliyaha Saldhiga booliska Degmada Qoryooleey Labo Xidigle Cali Maxamed Aadan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka ay ka sameeyeen degmada Qoryooleey iyo Tuulooyinka Hoosyimaada oo […]
Muuqaal:Xaalada Sixirbararka Maciisahada Oo Kor usii kacaysa Somaliland
Soomaliland waxaa soo wajahay Sicir barar balaraan oo ay kamid yihiin Raashinka,Hoos udhaca lacagta qalaad,hoos udhaca shilinka Soomaliland iyo hakad ku yimid xoolihii ladhoofin jiray, […]
Taliyaha Cusub ee Booliiska Somaliya Saacid Oo Xilkii La Wareegay
Taliyaha cusub ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed Janaraal C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore ee ciidamada booliska Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamed […]
Ra’iisul Wasaare khayre oo kormeer ku tagey Dekadda Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho, si uu ugu […]
Ku Dhowaad 400 Kumaandooskai Oo Tababar Loogu Soo Xiray Muqdisho
Wasiirka Gaashaandhiga dowladda Soomaaliya mudane Cabdi Rashid C/laahi Maxamed ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Kumaandoos ciidanka xooga dalka oo lagu tababarey […]