Puntland Oo U Digtay Somaliland Inay Keenaan Sanaadiiqda Cidbixinta Deegaanadeeda
Soomaliland ayaa waxaa ka socda olalaha Doorashada waxaana digniin udiray Madaxada Puntland ayakoo ugu digaaya in sanduuqyada doorashada Somalilan lakeeno deganada Puntland ka taliso.