Daawo:Shacabka Degmada Baardheere oo Ka Cabanaya BurBurka Buundada

baardheere

Bulshada Demada Baardheere ayaa waxaa dhibaato ka haystaa maritaanka Buundada Magaalada isku xirta taas oo burbur soo gaaray.

Dowlada Soomaliya ayaa Lacag ugu deeqday Dhismaha buundada baardheere taas oo aan la aqoon in la bixiyey iyo in kale mana jiraan wax dhaqaale ah oo soo gaaray Buundada baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.