Akhriso:War-murtiyeed laga so saaray Shirka maamul goboleedyada

maamulgoboleed

Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa ku heshiiyey in 9 July ay ku Kulmaan magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada Galmudug.

Ajendaha laga wadahadlayo waa arrimaha doorashooyinka ee hadda uu khilaafku ka taagan yahay iyo Sidii loo wajihi lahaa shirka guud ee amniga qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.