Daawo:Waare oo loogu Baaqay inuu ka haro Deni iyo Axmed Madoobe

waare

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Sheikh Cisman Barre Maxamed oo ka hadlaayey Munaasabada balaaran oo loogu mahadcelinayay xildhibaanada golaha Shacabka ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa xalay lagu qabtay hoolka xarunta Tiyaatarka qaran ayaa waxuu yiri ma uu la hadlaayey madaxwaynaha hirshabeele Maxamed Cabdi waare “madaxweyne waare waaxan ugu baaqayaa inuu iska dhaafo saaxiibadiis uu WhatsApp-ka kala hadlayo, yeysan cod kaa duubine anaa hada ka hor cod la iga duubee muqdisho imow”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.