Maxaad kala Socotaa Safarka Khayre ku tagay Dalka Qadar!!

khayre

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed ayaa u dhoofay dalka Qadar 26 Juun 2020.

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa Booqday Safarada Soomaaliya ee Dalka Qadar waxaana safaaradda ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee Qatar, oo uga warbixiyeen howlaha ay bulshada u qabtaan.

Mudane Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Dalka iyo xubnaha la socda ayaa booqasho u jooga dalka Qatar taas oo aan la ogayn waxa ay ku saabsan tahay lakiin warar aan helayno ayaa sheegaya inuu safarka Khayre ku saabsan yahay labo arimood midkood “”Aroos aan la shaacin, Mida labaadna waa inuu Khayre u tagay Dalka Qadar sidii Dowlada u heli lahayd lacag Badan oo ay Doorashada kusoo Gasho””

waa Xusid mudan Safaka Khayre waxaa kuwaheliya Gudoomiyaha Bankiga oo kaliya sida wararka nagu soo gaarayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.