Daawo:Khudbadii Maamulka Gedo ay Ka jeediyeen munaasabda 1da luulyo oo oo Ka dhacday Degmada Luuq

Luuq

Munaasabada 1da Luulyo ayaa Ka Qabsoontay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaana Ka qaybgalay Maamulka gobolka gedo iyo kan Degmada Luu iyo Qaybaha Kala duwan ee Bulshada Ku dhaqan Degmadaas.

Gudoomiyaha Degmada Luuq Ahmed Bulle Gared iyo Barasabka Gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji Macalimu ayaa ka khudbad ka jeediyey munaasabda 1da luulyo oo Ka dhacday Degmada Luuq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.