Daawo:Khudbadii Madaxwaynaha Galmudug ee Munaasabada 1da Luulyo oo ka dhacday Caabudwaaq

Qoorqoor

Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “QorrQoor” Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iiyo wasiirada Galmudug ayaa Caawa Caabudwaaq Xarunta Taakulo ooga qayb galay Munaasabadda 1,da Luulyo oo ku beegan Caawa 60,sano guuradii ka soo wareegtay markii Gobolada Koon fureed ay ka xoreebeen Gumaystihii.

Manaasa badda Caawa ay kaga qayb galeen Madaxda Galmudug Caabudwaaq oo ay soo agaasimeen Daladda Ururuka Dhalinyarada Degmada Caabudwaaq ayaa la suray Calanka Baluuga ee uu dalkeenu leeyahay markii xiliga uu kala wareegay oo ay saacadu ku beegnayd 12: am.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.