Madaxwaynaha Galmudug oo kusoo wajahan Caabudwaaq

qoorqoor

Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo wafti balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa Maanta filayaa inuu soo gaaro Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Madaxwayne Qoorqoor ayaa Shalay soo gaaran degmada Dhabada ee Waqooyiga Galgaduud waxaana la filayaa onuu dhabad ka dhagax dhigo masharic lagu horumatinayo Magaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.