Daawo:Xildhibaanada Hirshabeelle oo si kulul ugu Jawaabey Puntland

hirshabeele

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo warbaahinta la hadlay ayaa Jawaab kulul ka bixiyay hadalo kasoo yeeray Xildhibaanada Puntland kuwaas oo kasoo horjeestayansixinta 13-ka xubnood ee Gobolka Banaadir laga siiyay Aqalka Sarre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.