Daawo:Odayaasha Gedo oo ku baaqay in labadalo maamulka Gedo

bakaal

Odayaasha beel kamid ah beelaha dago gobalka Gedo ayaa dowlada federaalka Soomaaliya uga digay Maamul xumo iyo Musuq maasuq kajira Gobolka Gedo gaar ahaan Baladxaawo.

Odayaashaan ayaa waxay Dowlada Soomaaliya uga mahadceliyeen Ciidamada ay geesay gobolka Gedo balse waxay sheegeen maamulka Gedo inuusan wanaagsanyn looma baahan yahay in wax laga badalo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.