Daawo:Madaxwayne Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyey Caabudwaaq

Qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye qoor qoor iyo wafti balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa maanta si diiran luugu soo dhaweeyey dagmada Caabudwaaq ee gobalka galgaduud.

Madaxwayne Qoorqoor ayaa Maamulka iyo Bulshada Caabudwaaq kula hadlay Goob fagaara ah oo ay ku sugnaayeen Dad aad u tira badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.