Sawiro:Madaxwaynaha Galmudug oo gaaray Degmada Dhabad

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Degmada Dhabbad ee waqooyiga gobolka Galgaduud halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweyeen Madaxweynaha ku xigeenka Galmudug cali Ciid iyo xubno katirsan golleyaasha dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxwaynaha Galmudug iyo waftigiisa waxaa soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay maamulka iyo qaybaha shacabka Degmada Dhabad waxaayna kualmo kala duwan la qaadan doonaan Maamulka iyo Bulshada Dhabad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.