Daawo:Qaabkii Madaxwaynaha Galmudug loogu soo dhaweeyey Degmada Dhabad

mahad

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Degmada Dhabbad ee waqooyiga gobolka Galgaduud halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweyeen Madaxweynaha ku xigeenka Galmudug cali Ciid iyo xubno katirsan golleyaasha dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Hoos ka Daawo warbixintii Wariye Mahad Bashiir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.