Daawo:laamaha amniga kenya oo lagu eedeyey inaysan waxba ka qaban weerarada Shabaabka

Masuuliyiinta Ismaamulka Wajer ayaa Ka hadlay Weerar Lagu dilay Dad Rakaab ah oo usocday Magaalada Mandere ee dalka Kenya kuwaas oo ka tagay Magaalada Wajir iyo magaalooyin kale.

Masuuliyiintaan oo isugi jira Xildhibaano iyo masuuliyiin kale ayaa waxay sheegeen weerarada Shabab inay Noqdeen kuwa Joogta ah, Dowlada Kenyana waa ka gaabisay sidii looga hortagi lahaa weerarada shabaabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.