Sawiro:Ciidamo ka tirsan kumandoosta Soomaliyeed oo tababar ugu Baxay Dalka Turkey

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS  Xildhibaan Xasan Cali Maxamed ayaa Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ka Sagootiyay Ciidamo Kumaandoos ah oo Tababar ku Soo Qaadanaya Dalka Turkiga.


Ciidamadan ayaa ka Tirsan Ururka Afaraad Ee Gorgor Ee Kumaandooska
Tan iyo Markii Xilka Qabtay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliya Waxaa ka muuqda in ay socdaan Dadaalo Xoogan oo ku aadan Dib-u-dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Somaliya.

       

GEDOTIMES    ABDIRAHMAN ALFA MOHAMUD

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.