Daawo:Hadaladii uu eersaday Afhayeenkii wadani intaan Dilka Loo gaysan

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsi ku yaalla Hargeysa ku xiray Khadar Xuseen Cabdi oo ahaa Xoghayihii iyo Barkhad Jaamac Batuun oo isna ah Afhayeenka Xisbiga Waddani.

Afhayeenka Xisbiga wadni ayaa inta laxirin waxuu sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ay Ciidamo geysay Xarunta Xisbiga Waddani ee Hargeysa.

Ciidamada Boliiska Soomaliland ayaa jir dil waxay u gaysteen Afhayeenkii Xisbiga Mucaaradka Soomalinad ee wadani, walina maamulka Soomaliland kama hadlin xariga iyo jirdilka Xisbiga Wadani loo gaystay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.