Daawo:Dowlada Soomaliya oo war ka soo saartay Ayax soo weeraray Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid waxuuwar kasoo saaray Ayax ku dagay qaar ka mid ah gobollada dalka iyadoo wasiirka wasaaradda uu sheegay in Khubaro loo dirayo goobahaas.

Ayaxaan ayaa waxuu dagay Degaano kamida Gobolada waqooyi, Galgaduud, Mudug iyo kuwa kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.