Daawo:Taliyaha Boliiska Galgaduud oo Lagu soo dhaweeyey Caabudwaaq

Taliyaha Qaybta Boliiska Gobolka Galgaduud, Gaashaanle Sare Maxamuud Maxamed Jaamac. Mohamud Dhagahor ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Taliyaha Saldhiga Degmada Caabudwaaq Dhame Nuur Cilmi Maxamed iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga ee Galmudug Mahad Xasan Maxamed Haaji Mahad iyo Saraakiil kale ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq.

Hoos ka Daawo warbixintii Naftaada Nabadda Bar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.