Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo guulo kala soo noqday safarkii uu ku tagay Nairobi

Madaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii kala qeyb galay Shirka Dadweynaha iyo Horumarinta ee Nayroobi ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka.

Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugnaa Nayroobi waxa uu kulan doceedyo la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda iyo hoggaamiyeyaasha ka soo qeyb galay shirkaan kii ugu mahiimsanaa waxuu la qaatay Madaxwaynaha Kenya waxuuna kusoo dhamaaday Guulo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.