Daawo:Ciidamada Xooga dalka ee Gobolka Gedo oo digniin udiray axmed Madoobe iyo kuxigeenadiisa

Waxaa maanta shir isku yimd saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliaya iyo xoghaayaha madaxa mashariicda hay’adaha gobolka Gedo ahna afhayeenka maamulada gobolka Gedo Cali Kadiye Maxamed.

waxaan shirkaasi lagu cambaareeyay hadalka ka soo baxay Axmed madoobe iyo Hoos joogayaashiisa iyo fargalinta ay kuwadaan maamulka degmada luuq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.