Dhageyso:Maxkamada ICJ oo aqbashay Codsigii Kenya ee ahaa in dib loo dhigo Dacwada Bada

Maxkamadda Caddaaladda adduunka ee ICJ ayaa dacwaddii badda Soomaaliya go’aamisay in la qaadi doono 8 -12-ka June ee 2020.

Ku-Simaha Ra’iisulwasaaraha ahna Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in dowladdu oggoshahay go’aanka maxkamadda oo noqon doona mid kama dambeys ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.