Daawo:Siilaanyo oo Hargaysa Lagu Soo Dhaweeyay

siilanyo

Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa, kaas oo soo dhaweyntiisa ay ka qaybqaateen masuuliyiin iyo Wasiiro xukuumadiisii hore ka tirsanaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.