Daawo:Gudoomiyihii Golaha Talada Ahlusuna oo ka horyimid in Shiiq shaakir iyo Macalin Maxamed wax gaara lasiiyo

xeraale

Gudoomiyihii Golaha Talada ee Culimadiinka Ahlusuna Shiikh Cumar shiikh Cabdulqaadir ayaa ka digay in Dhismaha Maamulka Galmudug lagu Naasnuujiyo Shaqsiyaad iyo Dad gaar ah Mar uu ka hadlaayay Kulan ka dhacay Magaalada Xeraale oo looga soo horjeedo Shiiq Shaakir iyo Macalin Maxamed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.