Daawo:Guddoomiyihii degmada Maxaas oo la horgeeyay Maxkamadda Ciidamada

Guddoomiyihii degmada Maxaas oo loo heysto Qarax uu ku geeriyooday AUN guddoomiye ku xigeenkiisii hore iyo la shaqeynta Maleeshiyada AlShabaab ayaa maanta la horgeeyay Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida ee Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.