Daawo:jowhar oo isku filaasho ka gaartay Dhismaha guryaha

guryo

Magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeele ayaa waxaa ka jira Shirkado dhisa guryaha kuwaas oo aqoontooda aad usarayso waxaana laga maarmay Engineeradii dhismaha ee laga doonan Jiray Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.