Daawo:Ciidamada Xooga dalka oo shabaab Xoolo kasoo furtay

dagaal

Guutada 10aad Ciidamada Xooga dalka ee Degmada baardheere Gobalka Gedo ayaa weerar ku qaaday Talis Nabadiidka Alshabaab owaxay kasoo furteen xoolo ay Shacabka Somaliyeed ka Dhaceen, islamarakana looga Dilay weerarkaas Maleeshiyaad waxaa kaloo laga furtay Hubka Noocyadiisa kale duwan iyagoona Gabi ahaanba Burburiyay Taliski Halkaa ku Yaalay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.