Maqal iyo Muqaa:Xisbiga Himilo qaran oo ka hadlay Xayiraadii Sheekh Shariif

shariif

Xisbiga Himilo qaran ee uu hogaamiyaha ka yahay Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh ayaa si kulul u Cambaareeyay falkii Maanta lagu xayiray wafdigii Xisbiga Himilo qaran ee ku wajahnaa Magaalada Kismaayo.

Xisbiga Himilo qaran ayaa xayiraada la saaray diyaaradii Sheekh Shariif iyo wafdiga la socday u qaadi laheyd Magaalada Kismaayo ku tilmaamtay in uu ahaa mid xadgudub ah sida uu sheegay guddoomiyaha xisbiga Himilo Qaran Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.