Daawo:Suldaan ka tirsan Jubbaland oo ku baaqay in ladilo Axmed Madoobe

Suldaan Cali Shiiq oo kamida Suldaanada Jubbaland ayaa waxuu Magaalada Kismaayo ka sheegay in layska dhacsho Axmed Madoobe Madaama wax aan dil iyo qaarijin ahayn uusan ku shaqeysan.

Suldaan Cali shiiq ayaa waxuu kaloo Bulshada Jubbaland ugu Baaqay inay ka aargoostaan Axmed madoobe Madaama uu ka dambeeyey Dilalkii ka dhacay Kismaayo ee lagu dilay waxgaradka, Culumada, Dhalinyarada iyo Haweenka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.