Daawo:Fashilkii Dekada Boosaaso kadib Puntland oo isku tashanaysa

deni

Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa kajira Baahiyo loo qabo wax qabashada Amniga, kobcinta Dhaqaalaha, shaqo Abuur loo sameeyo Dhalinyarada, Horumarinta caafimaadka iyo wax qabashada Wadooyinka Burburay iyo kuwa xiran Sanando burbur awgiis.

Madaxwyanaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlay furitaankii Shirka maalgashiga Puntland ee Garoowe ka furmay ayaa sheegay inay Puntland isku tashanayso Si ay Maalgashi ugu sameyso Deeganadeeda.

Madaxwayanaha Puntland ayaa sharaxin waxa Maalgashigaan ka badalan yahay heshiiskii aan waxba ka hirgalin ee Dekamada Boosaso lagu wareejiyey Shirkada DP World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.