Kismaayo:Axmed Madoobe oo qaarajiyey Nabadoonkii Beesha Reer Biciidyahan

Wararka naga Soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in caawa lagu toogtay bartamaha Magaalada kismaayo Nabadoon Ahmed Jamac Qaryare oo ahaa Gudoomiyaha golaha badbaadada jubaland waxaana Dhaawaciisa loola Cararay Isbitaalka Magaalada Kismaayo.

Allaha unaxariistee Nabadoon Ahmed Jamac Qaryare wuxuu ahaa Nabadoonkii Beesha Reer Biciidyahan sidoo kale wuxuu laf dhabar u ahaa isbadal doonka jubbaland kaas oo kaalinta kowaad kaga jiray.

Wararka waxay intaas ku darayaan dilka Nabadoonka inuu ka dambeeyo Hogaamiyaha Isdoortay Axmed Madoobe kaas oo shalay Hanjabaad udiray dadka asaga ka fikri duwan.

Hoos kadaawo hadaladiisi kuwa ka mida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.