Daawo:Shacabka Puntland oo Farmaajo Ugu Baaqay inuu ka soo gaaro Dhibaatada Haysata

Qaar kamida Shacabka Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxay Qaylo dhaan udireen Dowlada Soomaliya oo ugu Horeeyo Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayakoo ugu Baaqay inuu Si dag daga wax ugu qabto dhibka Haysta Shacabka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.