Madaxwayne Kuxigeenka 1aad ee Jubbaland oo loo doortay Aadan Afey

Doorashadii ay Qabteen Barlamaanka Isbadal Doonka Jubbaland ee ka dhacaday Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Jubaland ku Guuleystey Aadan Afey.

Madaxwayne Kuxigeenka Labaad ayaa isna waxaa ku guulaystay Cabdiqaadir shaarey.

Xildhibaanada Isbadal doonka Jubbaland ayaa Horay u dooortay Madaxwaynaha Jubbaland waxayna u doorteen Cabdirishiid Xidig.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.