Daawo:Maxkamadda sare ee Puntland oo dil ku xukuntay ragii loo heystay dilka iyo kufsiga Caa’isha

ilyaas

Maxkamadda sare ee Maamulka Puntland ayaa maanta go’aan kama dambeys ah ka gaartay kiiskii la xiriiray dilka iyo kufsigii Caasha Ilyaas oo Bishii February ee sanadkan lagu dilay magaalaada Gaalkacyo.

Maxkamadda sare ee Puntland oo dil ku xukuntay ragii loo heystay dilka iyo kufsiga Caa’isha Ilays oo kala ahaa Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame, Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Digge.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.