Baarlamaanka isbaldoonka jubbaland ayaa Madaxweyne u doortay Cabdirashiid xidig

Xildhibaanada Isbadaldoonka Jubbaland ayaa Maanta Cod buuxa ku doortay Madaxwyanaha Cusub ee Jubbaland

Madaxwaynaha Afarta Sano ee soo socota ee Jubbaland ayaa waxaa ku Guulaystay Musharax Cabdirishiid Xidig oo kamid ahaa Barlamaanka Dowlada federaalka Soomaaliya.

Dhanka kale ee Magaalada Kismaayo waxaa kasocota Doorashadii Axmed madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.