Daawo:Xildhibaano ku baaqay inay Ciidamada Kenya ka baxaan Soomaaliya

Dowlada Kenya ayaa mudooyinkii dambe waxay si joogta ah ay faragalin ugu haysay arrimaha Soomaliya waxayna dil iyo burbur ugaystay hantida iyo Nolosha shacabka Soomaliyeed tii ugu dambaysana waxay ahayd faragalinta qaawan ee ku hayso Doorashada Jubbaland.

Xildhibaamada kala ah Cabdi shire iyo Proffessor Maxamed Cumar Dalxa oo kamida xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxay sheegeen inaan loo dulqaadan karin daan daansiga Dowlada Kenya waxayna kaloo sheegeen inay wadaan Mooshin Ciidamada Kenya looga saarayo Dalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.