Daawo:Danjiraha Soomaliya u fadhiya Qaramada oo sheegay Inay kenya faragalin ku hayso doorashada Jubbaland

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey Mudane Abuukar Baalle ayaa ka hor cadeeyay Shirkii Gollaha Amaanka in bari waxa ka dhacayo Kismaayo aysan ahayn Doorasho madaama ay tahay mid hareer marsan sharciga ayna tahay mid qatar ku ah amniga iyo xasiloonada macquul tahay hurinta colaado.

Danjiraha ayaa sidoo kale kadigay dowladaha faragalinta ku haya Soomaaliya inay kala baxaan faraha Arimaha Soomaaliya ayna ixtiraamaan Madaxabanaanida iyo Qaranimadda Soomaaliya.

Waxaana uu sidoo kale danjire Baalle xusay in ay Soomaaliya u madax banaan tahay galitaanka heshiisyo caalami ah ayna u madaxbanaan tahay maamulka badeeda, dhulkeeda iyo hawadeedaba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.