Akhriso:Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo ka horyimid in wadahadal lala Galo Somaliland

karsh

Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Xafiiska Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayuu ku sheegay in sida ku Cad Dastuurka Puntland Xukuumadda iyo baarlamaanka loo dhaariyay difaaca Soohdinta Puntland iyo Xoreynta Dhulka ay Somaliland ku soo xadgudubtay ee Sool, Sanaag iyo Cayn

Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Madaxwayne kuxigeenka Puntland ayuu Ugu danbeyn ku yiri Haddaba waxaan Cadeynayaa sida uu qabo dastuurka Puntland in dhulka iyo midnimada reer Puntland aan wax gor-gortan, wada hadal iyo wada xaajooda ah laga gali karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.