Daawo:Ugaas Maxamed oo si diiran loogu soo dhaweeyey Degmada Balanbale

Waxaa si sharaf leh oo qiimo badan loogu soo dhaweeyay degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud Ugaaska Soomaaliyeed ee Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax iyo wafti Balaaran oo uu hogaaminayo.

Soo dhaweynta Ugaaska waxaa ka qayb qaatay Kumaan dada oo isugu soo baxay Garoonka Kubada Cagta Degmada Balanbale

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.