Daawo:Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo ay dadka deegaanka ku dhibaateyn jireen, waxaan la burburiyey dhammaan saldhigyadii ay ku lahaayeen deegaanadaas.

Ma ahan markii ugu Horaysay ee Ciidmada Xooga Dalka Soomaaliya ee kusugan Degmada Baardheere ay deegaano kala wareegaan kooxda Argagixisada Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.