Xildhibaanada Badbaadinta Jubbaland oo Doortay Guddomiyaha Barlaamaka 2aad ee Jubbaland

Xildhibaanada Badbaadinta Jubbal;and ayaa waxay Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland ku doorteen Gudoomiyaha Barlaamanka Labaad ee Jubbaland.

Xildhibaanadaan oo oo tiaradooda ahayd 75 Xildhibaan ayaa waxay Magaalada Kismaayo u doorteen Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Jubbaland Mudane IBraahin Nuur Xasam.

Dhanka Kale Xildhibaanada Axmed madoobe ayaa iyaguna waxay doorteen Gudoomiye Barlamaan, waxaana Jubbaland Yeelatay Labo Barlamaan iyo labo Gudoomiye Barlamaan taas oo keentay xasilooni daro ka jira Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.