Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaliya oo qaadacday Doorashada Jubbaland

calan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta waxa ay warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland waxayna sheegtay inaysan jirion doorasho si sharci daro ah uga dhacday Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.