Axmed Madoobe oo dib u doortay Gudoomiyiihiisi Barlamaanka

axmed

Xildhibaanada Axmed Madoobe ayaa waxay Gudoomiye u doorteen Gudoomiyihii Hore ee Barlamaanka Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan.

waxaa dhinaca kale ee Magaalada Kismaayo ka socota Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Jubbaland oo ay wadaan Xildhibaanada Badbaadinta Jubbaland.

Kismaayo ayaa waxaay wajahaysaa qalalaaso Siyaasadeed kaas oo kalifi kara isku dhac sababa qasaaro wayn oo soo gaara Bulshada Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.