Ra’iisalwasaare Khayre ayaa 150,000 ugu deeqay Garoonka Kubada Cagta Cadaado

Ra’iisulwasaare Xukuumada Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa Xafiiskiisa kula kulmay gudiga dhismaha garoonka kubada cagta Cadaado iyo gudoomiyaha isboortiga Galmudug waxayna ka wada hadleen Dhismaha Garoonka kubada Cagta Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud

Ra’iisalwasaare Khayre ayaa 150,000 Boqol iyo Konton kun oo doller ku shubay Akoonka gudiga Dhismaha Garoonka Kubada Cagta Degmada Cadaado.

Lacagtan ayaa horey Raiisulwasaare Khayre ugu balanqaaday dhismaha garoonka kubada cagta waxaana la filaya dhawaan in labilaabo dhismaha Garoonka Kubada Cagta ee Degmada Cadaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.